MUUQ MEDIA

MUUQ MEDIA

Share

09/06/2026

Wareysi Siyaasi Maxamed Cali Darood dhawaan kala soco Bogagan

09/06/2026

Sida ay sheegtay Warbaahinta Al-Carabiya, Budhcad badeed ku sugan xeebaha Puntland ayaa diiday in ay qaataan 2 Milyan oo Dollar si ay u sii daayaan 8 qof oo saarnaa Markab ay ka afduubteen xeebaha badweynta Hindiya kuwaas oo u dhashay waddanka Masar.

Wada hadal dhinaca Internet-ka ku dhex maray budhcadda iyo Mulkiilaha Markabka la haysto ayaa ku soo dhammaaday is fahan waa ka dib markii ay afduubeyaashu dalbadeen lacag ka badan 2 Milyan oo Dollar

Warbaahinta Masar qaarkood ayaa sheegaya in ay markii h**e budhacaddu ogolaatay labada Milyan balse dib ka soo la kacleeyeen oo ay dalbadeen lacag kale oo dheeraad ah.

Muuqaal ay ka duubeen ragga ay haystaan ayaa keenay in loo ogolaado lacagta 2 Milyan ah si looga sii daayo raggan ay haystaan.

Xigasho Gallaydh TV

09/06/2026

"Waxaan haystaa passport diplomacy ah,haddii la iga qaadayo diyaar baan u ahay"
Sh bashiir Salaad Gudomiyaha jamacada ictisaam

09/06/2026

Maxaa hadda socda, maxayse kawadaan wafdiga Turkida ee Muqdisho kusugan.?

Want your business to be the top-listed Photography Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeysa
Hargeisa