Graphic Design Course

Graphic Design Course

Share

25/06/2019

"Maanta Baro Barinka Ku Shaqa Tag"
Collegeka Casrigaa ee Anfac waa Bar Ay Iskugu yimaadeen Macalimiin Khubaro ah oo muddo badan ku shaqaynayay Cilmiga IT-ga & Accountinka
waxaan idiin Hayna Barashada Sida Loo Sameeyo Website
Web Design Nashqadaynta Websiteka
Sida Websiteka Hawada Looso Galiyo
More...................
Iyadoo La Isticmaalayo Tiknoolajiyadii U Danabaysay
Haddaba Ardayda la qaadanaya way koobanatahay H**e u gaadh
Hadda wac : 063-4865985 | 065-4865985
Goobta: Fooqa ina Afdiinle ee u dhexeeya Saldhiga Dhexe Iyo Hadhwanaag Hotel

11/05/2019

Ramadaan Kariim
Ku Baro Graphic Designka Mudo Kooban
20 Cisho Gudahood Kana Baro Macalimiin
Khibrad u leh
Courseku wuxuu Bilaabmaya 15-may-2019
Waxaad bu karan doonta Cilmiga Graphic Designka
Qaybtiisa Photoshopka
Waxaad Baran Doonta:
1.Sida Billboardska Loo Design Gareeyo
2.sida ID Cardska Loo Design Gareeyo
3.Sida Shahaadooyinka Loo Design Gareeyo
4.Logo loo Design Gareeyo iyo qaar kaloo badan
Kala Xidhiidh 063-4865985
Fadlan Hadii Aad Danaynayso inaanu ku diwaan Galino Noo Reeb Magacaaga oo saddexan iyo Lamberkaaga Mahadsanid

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa