NAFIS Network
Strategic Objectives
To facilitate a coordinated response of civil society organizations in Somaliland in combating FGC. To create a forum of updating FGM issues, exchange experience and relevant information sharing among the like-minded institutions and networks active in FGC eradication. To build the capacity of the member organizations enabling them carrying out their programs effectively. To
18/12/2025
Dallada NAFIS waxay ka hirgalisay magaalooyina Hargaysa iyo Burco kulanka Jiilasha ee wada sheekaysiga dhalin-yarada, Hogaamiye dhaqameedka iyo xubbo ka socday dawladda kuwaas oo u jeedkoodu ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa codka dhalin-yarada , go’aan qaadashada, is-dhex-galka dhalinyarada iyo fahamka dhexdooda oo ku saabsan daryeelka caruurta iyo u dhabar-adayga isbedelka cimilada . Isu-gayn, 40 xubnood ayaa ka soo qayb-galay kulankaas oo ku soo gabogaboobay si guul leh oo wacan.
Doorka Warbaahinta baraha bulshadu ku leeyihiin Kor u Qaadista Xuquuqda Bulshada Nugul & Ka Hortagga Tacadiyada ka Dhanka ah Haweenka Sida Gudniinka Hablaha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Hargeisa