Tabsera

Tabsera

Share

Iskuulka Aqoonyahan waa goobta ugu wanaaagsan ee ay ubadkaagu ka heli karaan waxbarasho aad u tayeysan iyo goob waxbarasho oo aad u horumarsan. Ardaydeennu duruusta maadiga ah ee ay dhigtaan waxaa u raaca casharo diini ah oo uu ugu horeeyo qur'aanka kariimka ah, isagoo ay xifdintiisu kamid tahay manhajka waxbarasho ee iskuulka. Muhimaddeenu waa soo saarista jiil aqoonyahanno ah oo xambaarsan aqoon

Want your university to be the top-listed University in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Hargeisa