Sancani Market

Sancani Market

Share

Photos from Sancani Market's post 17/06/2023

Waa dharkii Eid ee hablo iyo wilaal ba oo qiima jaban lagugu hayo iyagoo jumlad ah.

Iibso darsin oo hel discount alaabta kale ah - bodytight(hablo), garamada hoose(hablo iyo inamo), kabo(hablo iyo inamo).

Age ka waa 0-8 years

So gaadh yaa laga dhameesan

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Photos from Sancani Market's post 28/05/2023

Dhmaan alaabtan discount %30 ayay ku jirtaa
Waana ino diyaar hdii aad dry amma oil tahy
waxay qabtaan hdan so koobo ;-

Qofka la dhiban finanka amma haaraha amma wajigiisu dry badan leeyahy amma wajigiisu oil badan leeyahy iyo dhamaan problemka face ka

Iyo qofka doonaya qurux kaliya amma inu midab kiisu iftiimo breathing yeesho intaba wad helaysa

Sido kale sunscreen quality iyo tayo sare leh ayaa ino diyaara

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201
Location Togdheer area 📍

Photos from Sancani Market's post 13/05/2023

Hablo dhaman alaabtan waa ino diyaar hadda dalbo

3shay qofkii iibsada wuxuu helaya free delivery 🚚

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Photos from Sancani Market's post 09/05/2023

Maku dhibtay kaneecadu waxan kuu haynaa qalabkan ood kaga raysan kartid

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Price 9$

Photos from Sancani Market's post 03/05/2023

Big discounts

Waa ino diyaar dhmaan alaabtan waana tiro kooban h**e uso gaadh yayna kaa hor dhamaan

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Want your business to be the top-listed Shop in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa