Somaliland Engineering Association

Somaliland Engineering Association

Share

03/06/2025

Ururka Injineerada Somaliland (Somaliland Engineering Association - SEA) iyo jaamacada Franz fanon waxay wada bilaabi doonaan fursado waxbarasho oo muhiim ah oo lagu horumarinayo xirfadaha Injineerada, gaar ahaan isticmaalka software-yada casriga ah ee loo adeegsado cilmiga Injineerinka.

Casharrada la Bixinayo:

1. Structural Analysis Softwares

Etabs
SAFE
Revit for Structure
Prota Structural
Robot Structural Analysis
CSI Bridge
STAAD Pro

2. Building Information Modeling (BIM)

SketchUp
Archicad
Lumion
Photoshop

3. Electrical Engineering Softwares.

Simulink
Power World Simulator
Matlab
GNS3

4. Geographic Information Systems (GIS)

GIS Software

Faa’iidooyinka Barnaamijkan:
✅ Koorsooyin si xirfadaysan loo bixinayo
✅ Shahaado rasmi ah (Certified) oo ay wada bixinayaan Jaamacadda FFU iyo SEA
✅ Macallimiin khibrad sare leh
✅ Fursado shaqo iyo horumar aqooneed

Sida Iskaga Diiwaan Gelin Kartid:
Waxaad si toos ah ugu imaankartaa xarunta Jaamacadda FFU ama waxaad kala xiriiri kartaa lambarradan hoose:

📍 Road 1 No.1, Downtown – Agagaarka Saldhigga Dhexe ee Booliska, Hargeysa, Somaliland
📞 +252 636477712 / +252 634180330
📞 +252 063711222 / +252 633448821 / +252 634166152

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Road No 1 Omar Hashi Building Floor 4
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 13:00
Tuesday 08:00 - 13:00
Wednesday 08:00 - 13:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 13:00
Sunday 08:00 - 13:00