Qaran Collection
Qaran Collection waxaad ka helaysaa dhar aad u tayo fiican iyo noocyada kabaha ugu danbeeya, inta badan dharka waxa laga keenaa Turkey iyo wadamada koonfur-bari Asia.
06/01/2022
Style
Fashion
Orginal
Mid ka mid kabihii ugu dalabka badna sanadkii lasoo dhaafay.
17/12/2021
Jumca Mubarak dhamaan umada soomaaliyeed
☎️0633236273
16/12/2021
Weli ma tijaabisay kabahan.?
Waxay aad ugu wacanyihiin cagaha waxaanad u xidhan karta siyaabo badan, guriga ayaad ku joogi kartaa suuqa ayaad u xidhankarta waxad sidoo kale u qaadankarta xaflad, aroos iyo wixii la mida.
☎️0633236273
10/12/2021
WAA DIYAAR HABLO.
Quruxda iyo naqshada kabahan iyo shandadan waxay kugu khasbaysa inaad noqoto qofka koobaad ee qaata. Wuxu ahaa Safar si weyn loo sugayay waa diyaar hada. Naga soo wac
☎️0633236273
Whatsapp: https://wa.link/glfpju
kabihii Qarniga!!!
Halkan ka dalbo.
https://wa.link/glfpju
23/11/2021
Guji WhatsApp link
https://wa.link/gmqzqt
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Road Number One
Hargeisa