Somali e-commerce

Somali e-commerce

Share

05/12/2024

H**e isku diwaangali!!!

Only 50 spots

Photos from Somali e-commerce's post 03/12/2024

Course noloshaada badali kara,

*Dhawaan waxaan daahfurayna madal lagu dhiganayo muddo bil ah:-

- sida looga adeegto suuqayada caalamka hab online ah qiimayasha ugu jaban

- sida loo helo alaab guulaysata oo aad ka ganacsan karto

- sida cashuurta loo xaliyo iyo wadada la soo mariyo

Waa markii ugu horaysay ee mawduucan qaab online ah lagu dhiganayo.

01/12/2024

Dhawaan waxaan daahfuri doona madal baladhan, taas oo lagu dhigan doono muddo kooban qaab online ah, sida looga adeegto alaabna looga keensado suuqyada caalamka, sidoo kale loo helo product guulaysta( winning product)

Sida:- shein, alibaba, dubai, turkey

We will lunch a broad platform to teach how to serve the global marketplace.

Stay tuned!!!

Want your business to be the top-listed Media Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Harheisa
Hargeisa
252