Hal Abuur Ina Dirir
05/02/2022
Sida Warar Xog ogaal ahi Ay Sheegayaan Dawlada Somaliland Ayaa Qorshaynaysa in 1 Bisha Julay Ciidamadeeda Militarygu Weerar Baahsan Ku Ekeeyaan Degmooyinka Badhan iyo Buuhoodlle
Somaliland ayaa Doonaysa inay Weerarkan ku Beegto 1 Julay oo Somalia Looga yaqaano 1 Luuliyo Taasi Ay ugu Dabaal Degaan Midnimadii Somaliland iyo Somalia Dhex Martay 1960 / 1 Julay oo Taasi oo Aanay Somaliland Aqoon Sanayn Jiritaan Keeda Haatana ah Dawlad Ka Madax Banaan Somalia
16/01/2022
Paarlamaanka Wadanka ingiriiska Ayaa Maalinta Talaadada ah ee 18 Bishan Ka Doodaya Mooshin Ku Soobasan Aqoonisi Somalilnd ingiriisku Siiyo
Waxa Laga yaabaa in Cod Loo Qaado Qadiyada Madax banaanida Somalilnd
Xigasho SNN
Nagu Soo Biir oo Follow dheh pageka
Wixii Kasoo Kordha Halkan Kala Soco insha Allah,
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
4979332
Hargeisa