Dunida Fekerka - Movement
11/10/2024
Sawirada munaasibadii xuska maalinka caalamiga ah ee caafimaadka maanka.
10/05/2024
Sawirrada barnaamijkii sooyaalka shaneemada iyo saamaynta nafeed, shucuureed iyo hab-dhaqameed ee ay innagu leedahay.
Waxa soo qaban qaabisay, Dunida Fekerka-Movement.
10/02/2024
[Sawirro] Gorfeynta buugga IBNU KHALDUUN, oo lagu gorfeynayey aragtiyihii dhaqaale ee Imaam Ibnu Khalduun ayaa ka qabsoomtay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, mawduucan oo ay soo agaasintay Dunida Fekerka - Movement ayaa waxa gorfeynayey qoraa Muuse Cabdi, waxana inoo hagaayey qoraa Aadan Ducaale.
07/02/2024
Dhaqdhaaqa Dunida Fekerku wuxuu soo agaasimay barnaamish lagu laga lafagurayo buugga “IBNU KHALDUUN gorfayn aragtiyihiisi dhaqaale”. Waxa inoo gorfayn doona qoraaga buuga Muuse Cabdi, waxana hagaya Aadan Ducaale.
Kasoo qaybgal wanaagsan.
Goobtu: Xarunta dhaqanka haragysa.
Tariikhda: 8-feb-2024.
Wakhtiga: 8:00 fiidnimo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Hargeisa