Cokiye Services.

Cokiye Services.

Share

the company also works welding geomembrane plastic sheets and repairing of heavy mechinary tools include bulldozers, excavators, loaders and cranes.

07/05/2025

Wargelin

Waxa lagu wargelinayaa dhamaan macaamiisha sharafta leh, in shirkada lagu sameeyey dib u habayn iyo balaadhin lana soo kordhiyay adeegyo cusub oo kala ah:

1) adeega dhigista bacda ee dhaamamka waawayn iyo kuwa yar yar iyadoo la adeegsanayo mishiin electronic ah oo casri ah.

2)dayactirka macdaadka waawayn ee dhulka ks shaqeeya sida cagafyada noocyadooda kala duwan, ruglayda iyo wiishashka.

3)dhismaha wadooyinka

Iyo Adeegyadii h**e ee shirqadu qaban jirtay oo ahaa:

1)qodista ceelasha dhaadheer iyo gaagaaban.
2)dhigista beebabka.
3)dhismayaasha dhaamamka, baraagaha iyo kaydadka.

Want your business to be the top-listed Equipment Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa
M/HAYBE