Daami Public Library

Daami Public Library

Share

16/01/2026

🌙✨ Jumce Mubaarik.

Maktabada akhriska iyo qoraalka ee
Daami public library, waxay Bulshada la wadaagaysaa Munaasibadda Barakaysan ee Israa wal Miʿraaj 🕌✨ee dheelminta Nabigeenna Suubbanaa (NNKH) ﷺ

📌 Mahadsanidiin dhammaan bulshada qaybaheda kala duwan. 🌟

Photos from Daami Public Library's post 10/10/2025

Maktabadda Daami oo kaashanaysa Ururka Riyo Minorities Development Organization, ayaa si wadajir ah u qabteen tababar ku saabsan Xirfadaha Lagama Maarmaanka ah ee Nolosha.
Tababarkan oo soconay mudo laba maalmood ah, waxa uu ujeedkiisu ahaa in lagu xoojiyo aqoonta iyo xirfadaha aasaasiga ah ee ka qaybgalayaasha, si ay ugu kobciyaan noloshooda iyo bulshada ay ku dhex nool yihiin.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa