ADAM Academy

ADAM Academy

Share

27/10/2025

Muuqaalka Kulankii Madasha Daneeyayaasha Doorashooyinka iyo Doorka Beelaha Gabooye ee Gobalka Awdal

Photos from ADAM Academy's post 27/10/2025

Adam Academy ayaa kulan wada-tashi ah oo lugu gorfaynayo sidii loo heli lahaa Matalaad loo dhanyahy ayaa ku qabatay Magalaada Hargaysa. Kulanka waxaa good Joog ka ahaa Madax-dhaqameedka, Aqoonyahanka , Haweenka iyo Qaarkamid ah daneyayaasha Doorashooyinka Soo socda ee u taagan inay tartamaan.

Kulanka ayaa muhiimadiisu ahayd sidii Bulshada uga midoobi lahayd sidii loo xoojin lahaa ka qayb-galka doorashooyinka soo socda iyo sidii loo soo saari lahaa Xildhibaano Golayaasha kala duwan sida Deegaanka iyo Wakiilada ku matali lahaa.

22/10/2025

Burco iyo kulan wada-tashi ah oo lagu gorfeeyay sidii loo heli lahaa Matalaad loo Dhanyahy.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 14:00
Tuesday 08:00 - 14:00
Wednesday 08:00 - 14:00
Thursday 08:00 - 14:00
Saturday 08:00 - 14:00
Sunday 08:00 - 14:00