Ebisy. com
𝗔𝘀𝘁𝗮𝗴𝗵𝗳𝗶𝗿𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵
Cibaadadu markey culeys kugu noqoto, quraanki aad akhrin weydo, saladdina dirqii aad ku tukaneyso. Haddi xasuusta rabbi aayna kugu badneyn. Waxay u badantahay meeshi dhaneyd ee wax laga dareemayeey iney wasakh ka buxdo.
Sii aad qolkaaga ugu enjoy gareysa ama meel aad fadhisatooba soo meel nadiif ah ma radisiid. Qalbigu sii uu u macaansado quranka, oo cibadaaduna u dagto. Waa iinaad kaso meydho wasakhda.
Waxana lagu meydha dikriiganii. Markaasta intanaad waxkalee bilowbiin
astaghfirullah ku bilow.
ugu yaraan.
Markuu qalbigu meydhmo. Ayuu qadi kara quranka, tasbixda. Waxkastaa oo aad ku cibadeysaneeyso ayaa fududaanaya.
Dikrikaasta ugu hor bilow
IYO markasta aad cibadeyso oo ilaahay xuus aad is leedahay ku bilow
ASTAGHFIRULLAH. ( 100jeer iyo in kadan)
Ayaa furaa cibadada oo fududeeya xuska Rabi.
15/01/2023
Maamulaha Waqtiga
Hamigaaga si aad kor ugu qaado oo aad u noqoto hogaamiye waqtiyeed fiican ku baraarug arimaha hoos ku qoran.
1. Go’aanso inaad noqoto mid si fiican u maamula waqtigiisa.
2. U sheeg dadka kugu hareeraysan go’aankaaga kana codso inay kugu caawiyaan hirgalintiisa.
3. Sawiro quruxda ay yeelan karto marka aad waqtigaaga si fiican u maamusho.
4. Samayso jadwal shaqo oo wanaagsan.
5. H**e u seexo h**ena u toos caqliga qarsooni wuxuu soo jeedaa aroorta h**e.
6. Inta aanad talaabo qaadin diyaarso waxkasta oo aad u baahan tahay.
7. Mashruuca u qaybi mashaariic yar yar kolba qayb dhamaystir.
8.Adeegso istiraatijiyada daqiiqadaha tobanka ah marka uu jiro shaqo aad
doonayso inaad qabato.
9. Adeegso quwada barnaamij shaqsiyeed.
15/01/2023
Wax aan goaamiyoba oo hadana aan ka mereysto .. dulqaadku wuxu leyahay limit...2021 ayaan si dhab ah ugu dhaqaqey goaanka ah
✅️Haku raagin meel aan lagaa
qiimeyneen oo lagaa ixtirameyniin!
Wax badan ayuu nolosheydi ka badaley! Intii aan hirgaliyeey rules-ka.. Dadka intii igu haboon ayaa iso hadha. Wakhtiguna wu ii kaydsamey. Lagamana yabo inaan dad aan mar h**e bartey, wajigooda dhabta ah arkey ku labto.
Rules-kaasi qiimahayga ayuu ilaaliya, aad ayaan u jeclahay inaan sidaa u dhaqmo.
Lacagkasta lahow, magac kasta wado, canniimo waliba la imo, ama lugee... waxaaso dhan waxba uma arko hadeyna mesha ixtiram jirin.
Iga filo ixtiram badan iyo wanaag inshallah.
Treat me good, I'll treat you even better!💙
Hadikale, inakala daa, si fican ino kala ilaali!
Barasho wanaagsan!
Muhomet Hassan A Bullo
Facebook 2aad
Muhomet Hasan
My page Muhomed Zigad podcast
RAMADAAN KAREEM
04/02/2022
Welcome
Wada shaqayn wanaagsan
26/10/2021
Iska Noqo Shaqaalle Haddaadan Aqoon 3-daan Fikradood⁉️ 👇
Maxaadan kusoo qaadan iskuuladda iyo jaamacadaha, waalidkuna kuu sheegin ?
Saddexda fikraadood ee dahabigaa waa kuwan:
1️⃣ "Shaqaallenimadu waa xal waqti yar sii jiraya oo lagu xalinayo dhibaato waqti dheer jiraysa". Sababtoo ah shaqadu waa saacahaaga oo aad doolar ku badalato, wax kuu soo kordhayaa ma jiraan oo aan ka ahayn lacag yar oo aan qarashka bisha ka badnayn. Maxaadan u abuuranayn ganacsi kuu gaaara ama xirfad kuu shaqaysa?
2️⃣ "Taajir noqon maysid ilaa aad dad kale taajiriin ka dhigto." Si aad dakhl (lacag ama hanti) badan u hesho, waa in aad bulshadda ka xalisaa dhib balaaran oo haysta. Ka dibna bulshadda waxay ku abaalmarinaysaa dadaalkaadii. Tusaale, Magaalo koronto la'aan ka jirto ayaad shirkad koronto u samaysay, bulshaddu way kaa iibsan korontadda maadaama ay u baahan yihiin.
3️⃣ "Ha filanin abaalmarin (Faa'iido) degdeg ah in aad hesho" Ma ahan in aan u fakarto si shaqaallenimo ah sababtoo shaqaalluhu wuxuu rabaa in faa'iido degdeg ah helo, marka uu dakhliga bisha soo galo si degdeg ayuu u isticmaalaa, asagoo filaya in ay bishu hadda dhamaanayso. Balse haddii aad rabto in aad noqoto taajir ama ganacsade waa in aad shaqayn kartaa bilooyin iyo sanado adoon wax faa'iido ah helin!!!
Fadlan nagu soo biir oo ka.mid noqo isbedel aan hiigsanayno
Fadlan Ebisy.com follow and like
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa