Smart Auto Service
๐ Smart Auto Service ๐
Ma u baahan tahay adeeg tayo sare leh oo lagu daryeelo gaadhigaaga?
Ku soo dhowow Smart Auto Service โ halka aad ka helayso adeeg dhamaystiran oo casri ah:
๐ง Hagaajin xirfad leh
๐ Buufin tayo sare leh
๐งผ Maydhis nadiif ah
โก Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo
Adeegyada aan bixino:
โ
Hagaajin xirfad sare leh
โ
Cillad saar degdeg ah
โ
Buufin tayo sare leh
โ
Maydhis nadiif ah oo qurux badan
โ
Tolista dirayska Gawadhida
๐ Ha ka maqnaan! Ka faaโiidayso adeegyada ugu fiican ee Smart Auto Service maanta.
๐ Gaadhigaaga u daa gacmo aamin ah!
๐ 25% Dhimis Ku Saabsan Adeegyada Geerashka Smart Auto Services ๐
Hagaajin iyo daryeel sare oo joogto ah
๐ Ku soo dhawoow Geerashka Smart โ meesha ugu habboon ee lagu hagaajiyo, lagu buufiyo, lagu maydho, lagana saaro cilladaha baabuurtaada!
addeegyada aad naga helayso
โ
Hagaajin xirfad leh
โ
Cillad saar degdeg ah
โ
Buufin tayo sare leh
โ
Maydhis nadiif ah oo qurux badan
๐ฅ Hadda hel 25% dhimis dhammaan adeegyada!
๐ Goobta: Jigjiga Yar, kasoo horjeedka Boqol Jire Fuel Station, Hargeisa
๐ Telephone: +252 638505508
Geerashka Smart โ Halka gaadhigaagu ku helayo daryeel joogto ah iyo hagaajin sare!
๐ Keep your car in top shape with Smart Auto Service! From car wash to detailing, mechanical repairs to painting, weโve got all your auto care needs covered. Drive in today for professional service you can trust! ๐ ๏ธ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jigjiga Yar, In Front Of Boqol Jire Fuel Staion
Hargeisa