Codsan Academy
Kooxda Hiddaha iyo Dhaqanka Ee Codsan Academy waa Koox Fadhigeeddu yahay Magaaladda Hargeisa kana,Koobban ,Abwaanno,Mullaxameysteyaal,Musician, Saxafiyiin, Iyo Dhaanteyste-yaal.
Ogaysiis: Qaadashada Ardayda Cusub ee Codsan Academy
Ururka hidaha iyo dhaqanka ee Codsan Academy (Hargeysa iyo Gabiley) wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqayaa qaadashada arday cusub oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee bulshada.
Fursadani waa mid u furan:
Rag iyo dumarba, kuwaas oo xiiseynaya barashada iyo korinta dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.
Xilliga Diiwaangelinta:
Bilowga: 3-da Janaayo 2025
Dhamaadka: 18-ka Janaayo 2025
Goobaha Diiwaangelinta:
1. Hargeysa: Xarunta Codsan Academy ee Hargeysa
2. Gabiley: Xarunta Codsan Academy ee Gabiley
Nagala soo xidhiidh:
Email: [email protected]
Hargeysa:
0638002032
0636426625
0634238072
Gabiley:
0636323127
0636015456
0672013084
Fadlan si degdeg ah u soo gudbi codsigaaga si aad uga mid noqoto ardayda fursadda qaaliga ah ee lagu baranayo dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.
Codsan Academy – Ilaalinta iyo horumarinta Dhaqanka Soomaaliyeed!
27/11/2024
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Hargeisa