Dunya Group

Dunya Group

Share

(Dunya Group Can Build Your Bridg)
(Dunya Group is Ready to Provide you for all your needs)
About Dunya Group of Companies was established in Hargeisa Somaliland,and now it's heard quarter is based in Hargeisa. The aim of this Company is to evolve the traditional/old-fashioned trade such as Construction,textile and all other trade services. Dunya Group also offers to everyone who wants to study in abroad consultancy services such as applications,department selections,and visa oppurtunities.

14/02/2019

.............(( OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS))................................PARTIAL SCHOLARSHIP IN TURKEY.....................
MOGADISHU OFFICE...
< Ma tahay Arday Dhamaystay Dugsigii Sare ama Jaamacadii? Ma Jeceshay inaad u aadid Deeq Waxbarasho oo ah Partial Scholarship ah? Ma Jeceshay inaad waxbarashadaada inaad Bilawdo Sanad Dugsiyeedka 2019/2020?

{ Haday jawaabtu Tahay haa Fadlan h**e ula xidhiidh Xafiiska ay Shirkadu ku leedahay Magaalada Muqdisho is diwaan galintuna waxay bilaabmi doonta maanta oo ay Taarikhdu Tahay 14/02/2019 Waxayna ku eegtay 28/02/2019}

Wixii faahfaahin ee dheeriya kala xidhiidh Telefoonadan hoos ku xusan amaba Goobta uu ku yaalo xafiisku.

Address Office: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia
《《 MOGADISHU OFFICE
Tell: (0613206445) (0613884679) (0615 378828) (0615501840) (0615537529)

WhatsApp: (0634050028) (0615501840) (0634473308) (0615378828) 》》
ADDRESS OFFICE: Safaari Restaurant Building, Soobe Market, Hodan District/ Mogadishu-Somalia.

26/09/2018

............ ... OGAYSIIS MUHIIM AH..............
Shirkada Dunya Group waxay macaamiisheda sharafta leh ogaysiinaysa inay u hayso Fiisayaal ( VISA) Dalka Turkey oo xadidan
Isla markasan wakhtiga (VISA) lagu so sarayo
Uu ka bilamayo
27/09/2018 .... kuna eeg
15/10/2018

Fiiro Gears (( macaamiisha sharafta leh Wixii warbixin ee dheeriya waxay kala soo xidhiidhaan .... Tell:: 0634473308 ama xafiiska shirkada))

23/11/2017

........................Bushaaro Bushaaro.......................
Shirkada Dunya Group Waxaad ka helaysa Adeegyo kala duwan oo ka kooban sidan hoos ku xusan:
1)Adeegyada Waxbarasho ee Dibada ah (Education Service inside of Somaliland) ee Dalalka kala ah ( Turkey, Chine, Malaysia, Bangladesh, India, IWM) Adeegyada waxbarasho ee ka bilawda Jaamacadaha Heerka Kowaad (Degree), Heerka Labaad (Master), iyo Heerka Sadexaad (BHD) Sidaa awgeed Muwaadin hadii aad danaynaysid Adeegyadan oo ay Baahi ku hayso waanu ka haqabtiri karna insha alah.
2) Adeegyada Caafimadka Dhakhaatir dibada cidii dalka waxba lagaga qaban kari wayo.
3) Adeegyada Dalxiiska Casuumadaha Dalalka Carabta iyo Turkiga.
4) Soo saarida fududaynta Casuumadaha Ganacsi iyo la talinta ganacsi ee Ganacsatada dibada wax ka soo dhoofsata sida Dalalka (Turkiga, China, Malaysia, India, iyo Wadamada Carabta)
Dhamaan adeegyadan aan kor ku xusnay waa kuwo ay shirkada Dunya Group ku qabanayso wixii faahfaahin ee intaa dheer nagala soo xidhiidh ( Tellfoonada kala ah: +25263514407 ama +252634050028 ama +252634478300) ama Noogu kaalay Xarunta Shirkada oo ku taala Magaalada Casimada Hargeisa gaar ahaan Suuqa wayn ee hargeisa u dhaw Masjidka Cali mataan (Suuqa Waaheen Bariga Masjidka Cali Mataan Fooqa Boodhle Dabaqiisa Sadexaad )

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Waheen Road Number 1
Hargeisa
00252