Wargaadhwar
24/05/2026
Documentigaa israel ku aqoonsatay somaliland June 1960 si fiican u dhugo magaalada ay ahayd inaan geyno safiirka waa cadayn maantana dood u baahnayn.
22/05/2026
Madaxweyne Cirro iyo Raysal Wasaaraha Israel oo Khadka telefoonka ku wada xidhiidhay kana wada hadlay Arrimo muhiim ah sida uu xaqiijiyey Safiirka JSL u fadhiya Israel Mohamed Haji
Waxa uu yidhi“Waxaan ku faraxsanahay inaan markhaati ka noqdo wada-hadalka mihiimka ah ee dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil. Waxa ay labada hoggaamiye muujiyeen sida ay uga go’an tahay xoojinta xidhiidhka labada dhinac ilaa heerka ugu sarreeya oo dhan walba ah.
Wada sheekaysiga labada hoggaamiye waxa saldhig u ahaa xaqiijinta jiritaanka nabadda dalka iyo difaaca qarannimada, Dhaqaalaha iyo iskaashiga siyaasad ku dhisan saaxiibtinimo hor leh.”
22/05/2026
modoobaysadu ma xallal baa mise xaaraan?kaasbaa marna lacagta dagaalka laascaanood maasajidada kasoo ururinayey si umadu u dagaalanto oo qayb ka ahaa dagaalkii laascaanood iminkana mimberka inaga xadiisaya waar alle baq.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Hargeisa