Nagiib akram

Nagiib akram

Share

Photos from Nagiib akram's post 25/03/2023

Biriijkan (Buundadan) oo ku yaalla tuulada lafaruug oo u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa ayaa waxyeello ka soo gaadhay roobabkii da’ayay shalay.

Biriijkan ayaa ka mid ah kuwa cusub ee Imaraadka Carabtu maalgeliyay kuwaas oo ka mid ah mashruuca weyn ee waddada Berbera Corridor oo la filaayay in si wanaagsan loo hubiyay tayadeeda.

25/03/2023

Kalmad yar ayaa lagu hanuuna biyadilaah ☝️

Want your business to be the top-listed Shop in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargaysa
Hargeisa