Yool Training Center
02/05/2026
Hambalyo 18 May – Maalinta Qarannimada Somaliland 🎉
Dugsiga Farsamada Gacanta Yool Training Center waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan munaasabadda qiimaha badan ee 18 May.
Maalintan qiimaha leh waxay astaan u tahay dib-u-soo-noqoshadii madax-bannaanida Somaliland ee 18 May 1991, taas oo muujinaysa midnimo, geesinimo iyo horumar ay ku tallaabsadeen shacabka Somaliland �.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu nabad, barwaaqo iyo horumar joogto ah ku gallado dalkeena.
💡 Yool Training Center
Waxaan bixinaa tababaro farsamo gacneed oo
tayo leh:
Electricity
Plumbing
Furniture
Tailoring
Solar System
CCTV Camera
📍 Location: Hargeisa, Somaliland
📞 Phone: +252 63 6111116
🌐 Website: www.yooltrainingcenter.com�
👉 Ku biir maanta si aad u barato xirfad mustaqbal kuu horseedda!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Agagaarka Inji Total
Hargeisa
78
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 20:00 |
| Tuesday | 07:00 - 20:00 |
| Wednesday | 07:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Saturday | 07:00 - 20:00 |
| Sunday | 07:00 - 20:00 |