MIM TECH
22/07/2025
Cilad bixinta mobile da iyo computeraduba wa diyar
Goobta tootal jiciir mall gudihiisa
13/02/2025
Shirkadda Apple ayaa soo saartay digniin ku saabsan khatar amni oo ka jirta telefoonnada isticmaala noocyada h**e ee iOS, gaar ahaan kuwa ka hooseeya nooca 18.3.1. Tan ayaa u oggolaanaysa hackers inay helaan xogta mobilkaaga iyada oo la adeegsanayo daldaloolooyinka amniga ee iOS-kii h**e.
Apple waxay caddeysay in si looga hortago halistan, aad u baahan tahay in aas cusboonaysiiso (update-garayso) iOS-kaaga adoo ka dhigaaya nooca 18.3.1.
iOS-kan cusub ayaa lagu soo daray USB restricted mode, oo ah hanaan ka hortagaya in haddii mobilkaaga lagaa xado ama aad meel ku ilawdo ama cid ujeedo leh si uun kugu daba marto, uusan qofna si fudud xogta mobilkaaga u heli karin isagoo isticmaalaya xadhiga USB-ga, iOS kii h**e ayaa u nuglaa in la jabsan karo mobile kaaga oo (lock-ga) ku jira in xogtaada loo dhici karo iyadoo la adeegsanaayo xadhiga USB, tan oo ay hada shirkadu xalisay.
Ma ka mid tahay dadka isticmaalaaya nooca dambe ee iOS ka shirkadu soo saartay?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa