Daag Media

Daag Media

Share

22/10/2024

Armay noo jaraan ba kuwi sabtida noo balan Sanaa Barca 😀
REMONTADA waa intan dheer nahy kooxaha 👊

Photos from Daag Media's post 13/06/2024

Koox aan wali magaceeda la shaacin oo kubad wngsan kusoo ciyaartay Magalada Borama

Waxa cajiib ahaa ciyaar socotay in kabdan 80munite oo bilaa garsoore ku bilaban tay kuna dhamaatay akhlaaq wnga ay dhalintasi nagula ciyaareen darted wixi qaladaada qofka galay ayaa is xukumayey kubad fiican iyo soo dhawayn wngsan ayey na tusiyen guusha naraacday idinkaa u qalmay sxbyaal 🙏

30/05/2024

Here we go confirmed 💪
Season ka soo socda league ga waan u tartami doonaa

17/04/2024

Kulankii ugu xiisaha iyo xamaasada badnaa horyaalka horyaalada yurub ee sanadkan ayeynu daawanay
Halla Madrid

31/03/2024

Half time kii waa 0 iyo 0 City iyo Arsenal
City ma fiicna cawa fursad weyn oo ay Arsenal hogaanka ku dheerarsan kartaa hortaala hadii tartanka league dhab ka yahy

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gebiley?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Gebiley