Gabiley National Library and Community Center
22/04/2026
Kullan cinwaankiisu ahaa “Goorma ayaa loo baahan yahay biraha ilkaha( Dental Braces)” oo uu Dr. Muxiyadiin Xasan oo uu u qabtay arday ayaa ka qabsoomay Maktabadda Qaranka Gabiley. Ujeedada kulanka ayaa ahaa:
1: calaamadaha muujinaya baahida birta ilkaha ( dental braces)
2: khataraha ka dhalan Kara biraha ( dental braces) aan loo baahnayn
3: muhiimada la tashiga dhaktarka ilkaha ( orthodontist) ka hor birta .
Want your organization to be the top-listed Government Service in Gebiley?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Website
Address
Gabiley Street NO. 1
Gebiley
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 21:40 |
| Tuesday | 08:00 - 21:40 |
| Wednesday | 08:00 - 21:40 |
| Thursday | 08:00 - 21:40 |
| Saturday | 08:00 - 21:40 |
| Sunday | 08:00 - 21:40 |