Gabiley General Hospital
06/03/2025
Cusbitaalka Guud Ee Gabiley waxa Maanta u la soo Wareegay Ambulance loogu talo galay Pre Hodpital Care . Ambulance tan oo wax badan ka tari doonta Badbaadinta Dadka shilalku ku dhacaan (Ilahay baa wax badbaadiya).
04/02/2025
Cusbitaalka weyn Ee Gabiley waxa uu wacyigalin ku saabsan Cancer ka ku qabtay Maktabada Qaranka Gabiley
Iyada oo ay Feb 04 loo aqoonsanyahay maalinta Cancer ka Aduunka .
Ogow xili h**e si Aad uga badbaadid khatarka Cancer ka
31/08/2024
Ku xidhno xarunta Daryeelka Iyo La Socosashada Xanuunada Raaga Ee Cusbitaalka Guud Ee Gabiley
Hel dawo bilaash ah Sida Daawada macaanka Daawada dhiig karka Daawada wadno xanuunka
Waxa kuugu diyaara dhaakhatir ku tababaran
Kaalay oo la soco
25/08/2024
🚨
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Website
Address
Gebiley