Dhalac Magazine

Dhalac Magazine

Share

Photos from Dhalac Magazine's post 29/01/2019

Aroortii markaad soo kacdid cadeysatid,qubeysatid kdb salaada subax masaajidka kusootukatid ,uguyaraan hal juz oo quraan ah akhrisatid kdb guriga kusoo laabatid waxaad sameynkartaa jimicsi 15-20 daqiiqo ah wiliba qolkaaga kudhex sameynkartaa.
Faaidooyinka caafimad ee jimicsigaas waxa kamid ah:
1. Firfircooni, waxaad noqoneysaa qof jaacisku kaboxo oo active ah maalintii oodhana aad sifcn danahaaga usooqabsatid, Habeenkii markaad sariirta tagtana aad hurdo fcn seexaneysid.
2. Jimicsigu waxa uu gubaa/shiilaa xayrka jirka taas oo caafimaad ah iyo jirka oo kuudhisma muuqaal ahaana qofku qurux badnaado.
3. Waxa uu kahortag uyahey cudurada halis ah qaarkood sida cudurka macaanka(Sonkorta,Diabetes Mellitus), Dhiigkarta( Hypertension), kolestaroolka( Cholesterol).

Faldan like iyo share garee oo asxabtaada lawadaag.
Mhdsnd.

W.X.Q: Dr Mustaf Saahil

10/04/2018
27/01/2018

Humanity is my family

13/11/2017

Ur thoughts?

Want your practice to be the top-listed Clinic in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Waaberi
Gaalkacyo
55555