Bayra devilopent

Bayra devilopent

Share

Photos from Bayra devilopent's post 04/08/2020

Asc waxa manta deeganka bayra shacabka kunool ay ilaa iyo saaka wagu marku baryay wadada u tagnayen xukumadoda iyo madax waynahoda siciid c/lahi dani nabadono masuliyin ganacsato haween dhalinyaro caruur iyo ciidka deeganka lkn k**a aysan helin sidii aykafilayen madaxwaynahodii iyago intaa cirida iyo dabaysha utagna ayuu iskudayay inu dhafo borna u ugu daro kiisaka dhan kudhacayay wax warbixin ah k**a dhagaysan deeganka iyo shacabka kunol wax ixtiram ahna uma muujin marka mala orankara wa madaxwayne dadkiisa kufilan

Want your business to be the top-listed Business in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


0907602386
Gaalkacyo