Puntland First
This is Official page of Puntland First - The group's vision is to put Puntlanders first through enlightened economic & social politicies by controlling our own resource, restoring democratic.
30/01/2026
Puntland First waxay u taagan tahay Soomaalinimo iyo midnimo qaran. Soomaaliya waxay u baahan tahay hoggaan masuul ah oo go’aan qaata, halka Puntland ay xaq u leedahay matalaad cadaalad ah. Qof walba wuu hadli karaa, laakiin qaran waxaa badbaadiya kuwa ficilka leh ee mas’uuliyadda leh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Gaalkacyo