Garaad same
07/04/2024
Walle, Xasan lawaa ama Xamar lawaa, xishood lawaa, xalaal lawaa, xukun lawaa!!!
05/04/2024
Ra'isul wasaare Xamse waxaan uga baqayaa in israa'iil loo gacan galiyo.
Maxay tahay xuquuqda caruurteena dastuurka cusub u qoray ee reer galbeedku ku farxeen.? Dartuurka cusub ingiriis iyo faransiis ayaa la wareegay ee xasana waa calooshi la cayaar cido kale u cimaamadan.
Shaydaan wax hooyadiis jiida waa yahay, iyana wax la jiido waa tahay. Taas waxaa ka dhigan fahad yaasiin oo dhaliilaya Xasan sheekh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Gaalkacyo