MJ Photography

MJ Photography

Share

Photos from MJ Photography's post 11/06/2021

G SPORTSKA DEGANKA JALAM
AYAA SAMEYAY ISKU AADKA
KOOB DHAWAAN KA FURMI DONA DEEGANKAZ

KOOBKAN AYA WAXAA MARTI GALINAYA
ISLA DEGANKA JALAM WAXANA KA QAYB
GALAYA QAYBO KA MID AH XAFADAHA BURTINLE IO KALABAYR

WAKAN ISKU ADKA KOOBKA

GROUP A Group B

kalabayr israac Burtinle
boray jalam Dhagaxley Jalam
Ardu sixa Jalam hawl wadaag Burtinle

Burtinle Sports News

like shere

Photos from MJ Photography's post 04/03/2021

Ex-Gudoomiye
C.qaadir C.waahid

Ayaa agab Sports oo dhamaystiran gudoonsiiyay Deegaanka (Jalam)

Waxaana kagudoomay agabkaas Gudoomiyaha Deegaanka (Jalam)
Mudane:(Suleemaan Geesdiir)
Masuuliyiinta Deegaanka& dhalinta Sportska Deegaana

Sidoo kale waxay uga mahadceliyeen Gudoomiyihi h**e ee Sportska shaqadii adkayd ee uu kaqabtay deegaanka intii uu xilka hayay

Mahadsanid

Photos from MJ Photography's post 03/03/2021

Bismilaah

ogaysiis Dhaman bulshada Ree
burtinle Waxn La socod sinayna
in Loo FuraY
DAAUS BUITY AND BAKIN

Oo Ah MeeL Laguu Samay Cake Sida
xalfadaha Aroosyada Dhalashoyinka

Meharada Xalfadaha Gaarka ah

dhaman la socod wanagsan

Wxii Faah Faahin AH Kala xariir

0907821184 0906851588

Photos from MJ Photography's post 21/02/2021

Xaflad heer sare Ah oo lagu daah furayay college ka Cusub ee (Burtinle College)

Ayaa waxa ay kadhacday barxada wayn ee College ka, Waxaana kasoo qayb galay

*Duqa Degmada Burtinle
(Sayid mohamuud Hersi)

*xildhibaanada golaha deegaanka
*Gudoomiyaha Gudiga Hormarinta
(Cabduulahi khaliif )

*Nabadoonada
*madaxa Suuqgaynta Shirkadaha Golis&Amal
*Maamulka Sare ee college

*Maamulka Mu assasada Al-Culuum
*Gudoomiyaha Dhalinyarada
*Culumaaudiinka ,macalliminta Degmada & qaybaha kala duwan ee bulshada

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


252906038695
Gaalkacyo
MJ