Daacad Hospital
Isbitaalka Daaca waa caafimaadka iyo daryeelka bulshada.
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
Waxaa si habsami leh uga socda isbitaalka Daacad Qaliimada indhaha oo bilaash ah wuxuuna socon doonaa muddo kooban waxaa lagu war galinahayaa in ay ka faa'ideystaan.
Kala xariir wixii faahfaahin ah
0617074499
0906756959
19/09/2025
Wargalin muhiim ah daacad hospital waxa imaaya dr.maxamed koshon oo ku takhtusay indhaha qaliinkoda iyo dawayntoda hadaba wixii fah faahin ah Kala xirir O617074499/ 0906756959
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Astaan Hobyo
Gaalkacyo
252