Hidda Sida
09/05/2022
Caawa iyo Caweyska Hidda Sida
Hidda Sida & Boqashadii Musharraxa ugu cadcad Kursiga Ayaan Xuseen Xasan ( Wacan ).
03/03/2022
Haweenka Gobalka Mudug oo kulan isugu jiray Soo dhaweyn iyo dhiirigelin u sameeyay Musharraxa ugu cadcad Kursiga Ayaan Xuseen Xasan ( Wacan ).
Kulankaan ayaa waxaa Hormuud u ahaa isku duwaha Gobalka Mudug ee Wasaaradda Haweenka Galmudug Yurub Shiikh Cali iyo Labeenta Hawewnka Gaalkacyo waxaana si weyn loogu taageeray Musharrax Wacan oo loo arkayo qofka ugu mudan dhinaca Waxtarka iyo Waxqabadka Kursiga ee dhawaan doorashadiisu ka dhacayo Gaalkacyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the restaurant
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo