Run - 24 Tv
06/12/2025
Waa sunne kawni ah in aad aragto dawlado la faragalinaayo oo gudahooda laga adeeganayo tusaale noola waxa inoo ah israiiil waxii ay iiraan dhexdeeda ka samaysay sidaas oo ay tahay In Somaliland lagu soo duulay oo gacmo shisheeye ku jiraan waa biyo k**a dhibcaan iyo arrin baraarug u baahan.
Wararka sheegaya in ay jiraan cadaw shisheeye oo magaaladda Boorame ku dhex jiray balse la helay ama la qabtayna ha sugnaadaan oo waliba Xukuumaddu ha cadayso hana bayaamiso.
Qaranku indho badan ha yeesho, shacabkuna meelkasta oo ay joogaan saldhiga nabadda ha ahaadaan oo yaan lagu soo gaban.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Burco