Like plus share
25/12/2025
📢 FURSAD SHAQO (VACANCY)
📍 Goobta: Muqdisho, Xamar Weyne
🏢 Shirkadda: Sanguni Electronics
💼 Jagada: Sales & Marketing Officer
Ma tahay qof jecel Tignoolajiyadda? 📱💻
Ma leedahay aqoon fiican oo ku saabsan qalabka Electronics-ka? Ma leedahay xirfad aad dadka ku qancin karto, waxna uga iibin karto? Haddii ay jawaabtaadu tahay HAA, waxaad heli kartaa fursad qaali ah oo aad ugu soo biirto kooxda Sanguni Team.
Shuruudaha laga rabo qofka:
Aqoonta: Shahaado Jaamacadeed (Business Administration, Economy, ama wixii la mid ah).
Khibradda: Ugu yaraan 2 sano oo khibrad ah oo ku aaddan Iibinta iyo Suuq-geynta.
Xirfadda: Inaad tahay qof cod-kar ah oo ku fiican soo dhoweynta iyo la macaamilka dadka.
Awoodda: Inaad si hufan ugu sharxi karto macmiil kasta qalabka uu u baahan yahay, kana iibin karto.
Sida loo codsado:
Haddii aad buuxisay shuruudaha kor ku xusan, fadlan ku soo hagaaji CV-gaaga cinwaanka hoos ku qoran:
📧 Email: [email protected] 📅 Xilliga k**a dambaysta ah: 05-Jan-2026
Mahadsanid!
12/12/2025
ku xidhnow shirkada LikePluseShare
09/12/2025
Caawa waxaan booqday xafiiski mayd quute R Tv saxafiga ugu saamaynaynta badan wakhtigan
09/12/2025
💱 Ka bedelo besadaada si fudud!
👉 eBedel Exchange – Dollar & Somaliland Shilling.
Zaad: 322322
eDahab: 653337777
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Burco