Sunlight College
Barnaamijka Garo Oo Guulayso suโaalo ku Saabsan oo aanu waydinay Bulshada Ku dhaqan Magalada burco.
USEFUL PHRASES
๐ฏ Haddii aad rabto inaad horumar weyn ka samayso Speaking-ka English-ka, fasalladayada bishan ka mid noqo!
โ
Baro Useful English Phrases oo si dabiici ah ugu hadal Ingiriisiga maalin kasta.
โ
Kordhi kalsoonidaada markaad hadlayso.
โ
Ku tababar hadal iyo wada sheekaysi dhab ah.
โ
Ku habboon bilowga iyo heerka dhexe (Beginner & Intermediate).
๐
Diiwaangelintu way furan tahay
๐ Ku soo biir fasalladayada bishan
๐ Horumari Speaking-kaaga maanta!
"Practice makes progress. Join us this month and speak English with confidence!"
๐ Kani waa tababarkii aanu u qabanay fasallada 8-aad si aanu ugu diyaarinno imtixaanka shahaadiga ah.
๐ Hadda mar kale ayaan qabanaynaa!
๐ Isdiiwaangeli hadda haddii aad tahay arday dhigta fasalka 8-aad.
โ
Casharro tayo leh
โ
Diyaarin buuxda oo imtixaan
โ
Macallimiin khibrad leh
โ
Jawi waxbarasho oo wanaagsan
๐ซ Kusoo biir si aad ugu diyaar garowdo guul dhab ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco