Burco Cable Tv

Burco Cable Tv

Share

31/05/2026

Maanta ayuu dagaalku ka adag yahay kii h**e cadow badan ayaa isu kaashaday Somaliland oo raba inu ku celiyo halkii h**e oo la yidhaado waa Gobolka ka mida Somaliya.

Halgankaas ayaan ku jiraa yaan lays dhiganin madaxwayne h**e Muuse Biixi.

27/05/2026

Balanta oo la adkeeyo.
Waxaa ka mid ahaa xujaydii sanadka xaaji u balan qaaday xaaskiisa inuu geeyo xajka oo waligii uu jeclaado noloshana ay ku ahaadaan
Naf qudha.

xaajigaasi waxaa uu u dhsahay malysiya waxaanu markii carafa shalay ka laabteen gudoon siiyay ubax cas ama gaduudan.

Farxad iyo jacayl ayuu ku hor muujiyay aduunkoo dhan.

Want your business to be the top-listed Media Company in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Togdheer
Burco