Maxamed Muuse

Maxamed Muuse

Share

02/05/2022

Ciid mubaarak

Photos from Maxamed Muuse's post 07/03/2021

Ciidamada Dawlada Libya oo Badbaadiyey Somali Ku Jirtay Nolol Silic leh.......................
Ciidamada Dawlada Caalamku Aqoonsan Yahay ee Libya Ayaa Magaalada Binuwaleed ka Soo Firtay 70 Tahriibe Kuwaas oo loo Haystay Lacag Ah Madax Furasho

Dadkan Oo ah dad u Naafoobay gaajo Nafaqo daro ,garaacis iyo Nabaro Ayaa ahaa Dad Nolosha ku Silcay Kuwaas oo Ay ka Buuxsantay Injir arad Iyo Waxyaabo aan la Qiyaasi karin

Dadka Ciidamadu Soo Furteen oo Somali U Badnaa ayaan helin qubaysi Iyo Caday mudo Dhawr Sano Ah kuwaaso ku Jiray Xaalad xun

Xaalada ay ku Jireen ayaa Sidoo Kale Ahayd Mid aan lacag lagaga Bixi Karin Maaadama oo Markasta oo Ay Magafe Siiyan Lacagta u Ka Sii gadi Jiray Magafe kale oo Isna Lacag Kale Ka Raba Ilaa Qofku lafo Noqdo ka dib
Na dhinto

BY:Maxamed muuse

05/03/2021

WAR-GALIN: Maxay ahaayeen Qodobada ay isku mari waayeen RW Rooble & Midowga Musharaxiinta, maxaase qarsoon?

LA SOCO 01:00DUHURNIMO, Insho Allaah

Want your business to be the top-listed Media Company in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Bosaso

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:02
Wednesday 07:00 - 12:00
Thursday 07:00 - 12:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00