Elman SC
waa page-ka rasmiga ah ee kooxda Heerka kowaad ee Elman Sc oo ka dhisan Puntland gaar ahaan magaalada bosaso 💛
Official Page of Team Elman Sports Club bassed in Bosaso Puntland.
هنا الصفحة الرسمية لنادي Elman SC
02/03/2026
Waxaan Cup-kii labaad ee Isdhexgalka Dhalinyarada – Kooxda Raxiim ee Xaafadda Elman, Bosaso, ku maamuusnay oo ugu magac darnay saaxiibkeen iyo walaalkeen Maxamed Cabdirisaaq Yaasiin (Naaif) Rabbi ha u naxariistee. koobkaan oo soconaya bisha Ramadaan.
Furitaanka koobka ayaa waxa ka soo qeyb galay Maamulka kooxda heerarkeeda kala duwan.
Dhammaan ummada nagu xiran iyo taageerayaasha kooxda waxaan ka codsanaynaa in ay faataxada u maraan marxuumkaas iskana cafiyaan.
Ramadaan Mubaarak.
23/11/2025
Abdalla Osman Danial
Ahmed Daud Cabdi
Cabdla Indho Taag
Meel walba iyo mar walba kuwa ugu wanaagsan.
Daafacyo ay adagtahay in shabaqa ay difaacayaan loo gudbo ❌🙅♂️
12/10/2025
" Rag tashaday cir waa toli karaa taako labadeede "
One Family Elman SC
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bosaso