Garsoore Hawd

Garsoore Hawd

Share

18/06/2026

Back πŸ”™ training

Photos from Garsoore Hawd 's post 09/05/2026

Kobka casimadaha puntland πŸ’œ asxabta page ka ii durkiya

08/12/2024

Team work πŸ’ͺ πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ”₯

Photos from Garsoore Hawd 's post 12/07/2024

Galabta iyo garoonkii oo meel wngsan maraya ayaan training ku sameeyey aniga iyo jilba culusta Gobolka

Photos from Garsoore Hawd 's post 17/05/2024

Game management

Photos from Garsoore Hawd 's post 06/05/2024

6/5/2024/ isniin, maalin ii qurux badnayd alxamdulilah 🀲

12/04/2024

Shaki kuma jiro in tani ay ahayd kubad gacanta ah marka maxaa loo dhigi waayay rigoore garsooraha kaliya ma dhigi karo rigoore sababtoo ah ciyaaryahan ayaa qalad sameeyay gabi ahaan tani waxay aheyd in loogu yeero VR. & waa mistake ka dhacay garsoorka cayaarta hayey iyo garsoorayasha fadhiyey aalada VR Ma garanayo sababta garsooraha ama var uusan tan ugu yeerin

09/04/2024

Salaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu

Dhammaan muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.

Alle waxaan ka baryayaa inuu naga aqbalo soonkii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan

Ugu dambayn, waxaan Alle ka baryayaa inuu inagu gaarsiiyo ciiddan ciideeda camal wanaagsan iyo cibaado suuban.

Ciid mubaarak

06/04/2024

Koobkii degmoyinka gobolka bari

05/04/2024

Welcome my new page

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Bosaso