Golis Telecom

Golis Telecom

Share

Golis Telecom is the largest telecommunications operator in the Puntland state of northeastern Somalia. It was founded in 2002 with the objective of supplying the country with GSM mobile services, fixed line, and internet services

28/05/2026

Macmiilka: Golis, maxaad noogu talo gasheen maalmaha Ciida?

Golis: Macmiil, xarumaha shirkadda waxaa kugu diyaar ah VIP Numbers nooc walba leh.

Macmiilka: Alla ma Golis oo kale 😂

27/05/2026

Golis: Macmiil, qiimo dhimis ayaan kugu sameynay lambarada shirkadda.

Macmiilka: Ma sugi karo, hadda ayaan doonanaya Xaggee ka heli karaa?

Golis: Macmiil, dhammaan xarumaha shirkadda ayaad ka heli kartaa meel kasta oo aad joogto.

Macmiilka: “Mahadsanid Golis kugu maalnay

27/05/2026

Macmiil, ka faa’iidayso qiimo dhimista gaarka ah ee maalmaha Ciidda

Ciid Mubaarak.

26/05/2026

Shirkadda Golis Telecom waxay dhammaan macaamiisheeda ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa. Ilaahay ha inagu gaarsiiyo ciidan ciideeda farxad, nabad & barwaaqo.

Eid Mubaarak

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

https://www.golis.so/

Address


Golis Tower Bosaso
Bosaso
0252

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00