Gobwey

Gobwey

Share

Photos from Gobwey's post 02/01/2024

Kusodhaawada cabo cusub fashion wadiyar hada dalbo hada heel meelkasta jogto walagu kenaya wa.me
Nagalasoxariir whatsapp
×252907922475

Photos from Gobwey's post 19/12/2023

Dadka qaba finanka wejiga
waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira kareem iyo waxyaabo kale, oo loo sheego in ay saaraan finanka.
Qiimahoodu wuu kala duwan yahay, qof kastaana wuu iibsan karaa.
Balse dooqa muxuu yahay, noocee ugu wanaagsan oo aad raadin lahayd, sideese ku garaneysaa nooca daawada u ah finanka?
BBC Newsbeat ayaa weydiisay Dr Anjali Mahto, oo ah dhaqtar ku taqasustay cudurada maqaarka ku dhaca. Waxay ka hadashay waxa ugu fiican uguna fudud ee finanka lagu daaweyn karo.
Maadooyiinkee raadin lahayd?
"Waxaad heli kartaa wax ka kooban AHAs (alpha hydroxy acids) iyo BHAs (beta hydroxy acids)," ayey tiri Dr Mahto.
"Maxay yihiin AHAs iyo BHAs. Waa waxyaabo ah kimikida an laheen aad u fudud oo haragga ka saaraya waxa dhalinayo finanka.hadaba waxan kuu hayaa dawoyin logutalagaly maqar ka finin ka waxad eg tee sawirada hose hadii hadii ad donay sid wan kacawinaa sida ugu dhaqsiga badan in ad ku heshid mel kasta ad kajog tid calam ka waxadana nagala soo
xiriirikartaa whatsapp. +252907922475

26/05/2022

kuso dhawow Gobwey online shop

Photos from Gobwey's post 28/04/2022

Dharki cidka raga nocodi u danbeyy
Hd dalbo o hda hel


Bosaso_Qardho_Growe

Want your business to be the top-listed Business in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Bosaso