Hiil
Madaxweynihii h**e ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Shirka Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya maalintii shanaad uga socda Magaalada Muqdisho.
Xaaf ayaa sheegay in Musharaxiinta xilka Madaxweynaha ee ku shirsan Muqdisho h**ey loo soo arkay wax ay dalkaan u qabteen, isagoo sheegay in xiligaan aysan aheyn inay cabasho ka muujiyaan Guddiyada doorashooyinka ee la magacaabay.
Waxaa uu sheegay Madaxweynihii h**e ee Galmudug in la wada ogaa wixii ka dhacay Guddiyadii doorasho ee la magacaabay xiligii dalka uu Madaxweyne ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo tilmaamay in Musharaxiinta aysan jirin wax wanaagsan oo xiligaan ay sameeyn doonaan, shirkooduna uu yahay mid aan xalaal aheyn.
AKHRISO
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Bosaso