Ahmed rays
29/04/2026
Olise v Kvaratskhelia
Olise (😯) saar
Kvra ( ❤️) saar
🔴DEG DEG
Codka Digniinta ayaa ka yeeraya xarunta shidaalka ee Kormor ee dhacda Kurdistan-ka Ciraaq.
Warbaahinta Ciraaq ayaa sheegaya in codka digniinta(sirens) laga maqlay goobta shidaalka ee Kormor ee ku taalla gobolka Sulaymaaniyah ee ka tirsan maamulka Kurdistan ee Ciraaq.
23/02/2026
Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata inay dib u soo nooleynayso awooddeedii dhinaca dagaalka cirka oo muddo dheer aan shaqeynin, iyadoo la filayo in dhowaan dalka la keeno lix diyaaradood oo ah kuwa dagaalka nooca JF-17 Thunder oo laga soo iibiyay dalka Pakistan.
Warar ay tebinayaan falanqeeyayaasha arrimaha difaaca iyo indha-indheeyayaasha gobolka ayaa tilmaamaya in diyaaradahan ay haatan diyaar u yihiin in loo soo wareejiyo magaalada Muqdisho.
Tallaabadan, haddii ay hirgasho, waxay noqon doontaa mid taariikhi ah oo muujineysa weji cusub oo ku aaddan dib u dhiska Ciidamada Cirka Soomaaliyeed, kuwaas oo meesha ka baxay wixii ka dambeeyay bur-burkii dowladdii dhexe sanadkii 1991-kii.
Ilo wareedyo madax-bannaan ayaa muujinaya in diyaaradahan ay qayb ka yihiin wada-hadallo xiriir ah oo suurtagal ka dhigaya in Soomaaliya ay docda dambe iibsato illaa 24 diyaaradood oo ah nooca casriga ah ee JF-17 Thunder Block III, heshiiskaas oo qiimihiisa lagu qiyaasay ku dhawaad $900 milyan oo doolar.
Diyaaradda JF-17, oo ah mid fudud oo loo adeegsan karo howlgallo kala duwan, isla markaana ay si wadajir ah u soo saareen shirkadaha Pakistan Aeronautical Complex iyo AVIC Chengdu ee dalka Shiinaha, ayaa soo jiidatay indhaha dalal badan oo raadinaya diyaarado dagaal oo jaban balse awood sare leh.
14/01/2026
Iiraan ayaa si toos ah u wargelisay, Sacuudiga,Qatar, Imaaraadka Carabta iyo Turkiga in weerar kasta oo Mareykanka uu dhulkeeda ku soo qaado inay uga jawaabi doonto gantaallo ay ku weerarto saldhigyada uu dalalkaa ku leeyahay Mareykanka, sida ay baahisay Reuters.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Bosaso
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |