Abdilahi kahie Rirach
👈السابع عشر من رمضان
✍️17 ki Ramadan
👈ذكرى غزوة بدر الكبرى
✍️Xuska maalinki dagaalki Badar
👈رسالة لكل مؤمن
✍️Waa fariin qof walba oo mu’min ah u shegaysa
👈أن النصر من عند الله
✍️In guushu ay tahay uun mid alle agtiisa laga helo
👈ليس بكثرة العدد
✍️Oo aanay ahayn tiro badnaan
👈ولا قوة العتاد
✍️Awood iyo hub
👈بل إعداد المستطاع
✍️Balse ay tahay u diyaar galow inta kareyso
👈وكثير من إيمان وثبات
✍️Iyo in badan oo iiman iyo sugnaansho alle ku sugo
👈وثقة بالله ووعده
✍️Iyo ku kalsoonanta alle yaboohisa
اللهم انصر الإسلام وأعز المسلمين🤲🏻🤲🏻🌎
01/01/2026
Caawa iyo Habeenkii ee Nadwada Halku Dhigeedu Ahaa "Talladu Waa Nololasha Bulshada", Caawa oo Ah Habeenkii u Dambeysey Nadawada.
Halagadhsiiyo Walaalaha Jecel Dhagaysiga Khayrka.
30/12/2025
Caawa insha allaah Iyo Masjid Harawa
29/12/2025
Caawa iyo habeenkii ee Nadwada Fasaxa yar.
Sabirka Iyo xikmadu waa furayaasha lagaga baxo fitnada.
Cadaalada Bulshada dhexdeeda Iyo Raadka ay Dawladu kuleedahay Xaqiijinteeda.
Ka faaideysi Wanaagsan......
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
Borama