CIID STORE
14/03/2025
Carwo Ciid waxa ay kuu furtay dharkii ciida ee inamada 2 jir ilaa 13 jir. Carwadu waxa ay ku taalaa Borama xaafada xalane, Abdi Nafaqo Clinic iyo Guuleed Tailor ayay u dhaxaysaa. Wixii faahfaahin ah la xidhiidh no: 063 4521638.
18/04/2022
Carwo Ciid waxa ay kuu furtay dharkii Ciida inamada. 1 jir ilaa 13 jir. Borama Carwadu waxa ay xaga koonfureed ka xigtaa Cabdi Nafaqo Clinic la xidhiidh Tel: 4521638
HARGAYSA waxaad ka helaysaa RAJAB STYLE oo ku yaala Moolka indho-birta. La xidhiidhTel: 4222400
25/04/2021
Bishaaro CARWO CIID waxa ay kuu keentay dharkii ciida ee caruurta wiilal iyo gabdhaba. Hargaysa waxa aad ka helaysaa Rajab Style oo ku yaala Moolka Indho-Birta.
La xidhiidh Numberada: 0634222400. 0633306471
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Saaweer Street
Borama