Maxamed nuur
kusoo dhowoow ptage si aad ula socoto muqaalo iyo xogo ku sahabsan tichnoolajiyada youtoube nagula sxp waakan linkhttps://www.youtube.com/channel/UCqCawiaIRAPxtjO3p2YQe5A
10/03/2022
canva waa website kaa caawinaya inaad isticmaashid naqash kuu diyaarsan oo graphic desing
04/03/2022
Waaa acqliyada laynoo adeeg sado hadaaan soomaali nahay
Waxaad arki dad soomaali oo Ku faanaya
Million doller lagu maal galiyo.
. Waa maxay danta lagaa leeyahay ma is waydiisay?
Danta lagaa leeyahay waata hoosku qoron
Waxbarashada aduunka waxa loo qaybiyaa 3seddex qaybood
1=qayb waa laysku maal galiyaa sida hadaaad baranayso diin iyo dhaqan Dal waalagu maal galinayaa. Waxana Ku maal galinaya dadka aad dhaqan kooga baranayso
2=qaybna waa lakala iibsadaa sida eng caafimaadka
3= qayb na waala Kala qarsadaa sida samaynta hubka waxyaabaha la xidhiidha ITC
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Borama
242