Rasmi Tech Academy
07/04/2022
Maxadka Tababarka Technology-yada
Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga Casriga ah.
Dooro Course ka ama Xirfada Tijnoolojiyadeed aad jeceshahay kuna Barro Wakhti Kooban Si Tayo sare leh.
Course kasta wuxuu kugu soo gadhi doona Hab practicale iyo Theory labadaba.
06/04/2022
Maxadka Tababarka Technology-yada
Waxa Mudo 3 maalmooda socda Dufcaddii labaad ee Nashqadaynta CV ga ( CV Desiners )
Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga Casriga.
Haddii aad xiisaynayso Ku Soo Biir Bahda Maxadka Tababarka Technology yada
Kuna baro Saacado kooban iyo Maalmo Mudaysan fadliga Bisha Ramadaan Darteed.
Maxadka Tababarka Technology-yada
Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga
Sidee dib loogu soo celin karaa Document / Xog aanad save garayn oo kaa baxday ama Don't Save gacantuba kaaga Dhacday?
Dabcan Haa Waa Maangal Waana la soo celin karaa.
Muuqan oo dhamaystiran......
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Berbera-somaliland
Berbera
25263