Eng Nouh

Eng Nouh

Share

06/01/2026

Axyaa jewi😲⛈️♥️

14/11/2025

Gelinta guriga distribution board (panel board) Waa halkay korantadu isagu timado kadibna looga sii qaybiyo guriga

07/10/2025

Waligaa ma maqashay saxaabi kamid ah saxaabadii nabiga oo waashay ama isku buuqay?

Dabcan jawaabtaadu waa maya oo maadan maqal!.

Dhibaatooyinka maskaxda iyo wareerka ay dadka maanta la kulmaan waxay ka dhasheen ku adkaysigooda adduunyada, iyo ka fogaantooda xadhiga Alle.
qof walba in uu ku daydo saxaabada, oo uu si adag u qabsado xadhiga Alle, si uu uga badbaado dhibaatooyinka maskaxda iyo wareerka nolosha.
Waana in la ogaadaa in xadhiga Alle uu yahay furaha lagu helo nabadgelyo iyo xasilooni gudaha iyo dibadaba.
Xig: caroog somali

26/06/2025

Madaxweyne Donald Trump oo u jawaabaya Ilhan Cumar ayaa sheegay inay kasoo jeedo Dal fashilmay oo aan dowlad lahayn, misana kamid ah wadamada adduunka ugu xun.

“Ilhaan Cumar oo aan wax kale qaban oo aan ka ahayn in ay ka cabato Dalkeena haddana Dalkii Fashilmay ee ay ka soo jeeddo malahan Dawladnimo, oo waxa ay ku dheregsan tahay Dambiyada iyo Faqriga, waxaana lagu qiimeeyaa mid ka mid ah Dalalka kuwa ugu xun Adduunka, haddii la qiimeeyo.” … Trump ayaa sidaas ku qoray bogga Truth Social.

13/04/2024

Iran oo digniin soo saartay.

Wakaaladda wararka ee Iran ayaa ku warantay in wasiirka difaaca ee dalkaasi Maxamed Reza Ashtiani uu soo saaray digniin ah in Tehran ay si adag uga jawaabi doonto wadan kasta oo u fura hawadiisa ama dhulkiisa si loo weeraro Iran.

Want your business to be the top-listed Business in Berbera?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Berbera