Sidde Media
Caleek Caleek Hees Waa Dhaftay 💪💪💪💪
“Waxa aan isagana runtii aan aad u bogaadinayaa Agaasime Cabdifataax” Wasiir Khadar oo amaanay shaqada uu ka qabtay shirka Maalgashiga Agaasimaha guud ee Wasarada Maalgashiga.
22/05/2025
Hayaan Cusub Iyo Geedi Hor Leh :
Caawa Oo Ay Tariikhdu Tahay 22/5/2025 Waxaan Go,aasaday Inaa Macasalaameyo Shaqadii Warbaahinta Oo 15 Sano Ee U Danbeeyey Aan Ka Mid Ahaa Caawa Waxaan Ka Digo Roganaya Saxiibo Oo Aanu Rafiiq Iyo Shaqo Wadaag Ahayn 15 Sano Ee Ku jiray Warbaahinta Kuwaas Oo Jilal Kala Duwan Ahaa Gobolo Kala Duwan Iyo Xarumo Warbaahineed Ka Soo wada hawlganay
Waxaana U Muhadnaqaya Maamulkii Iyo Mulkiilayashii
Somali Channel Tv ,Hctv ,Eryal tv Iyo Sahan Tv Oo Mudadaa Aan Warbaahinta Ku Jiray Kasoo Shaqeeyey Fursadna Ii Siiyey Inaan Ka Mid Noqdo Sidoo Kale Waxaan U Mahadnaqaya Saxiibadaydii Warbaahinta Oo Kala Jooga Daafaha Dunida Gaar Ahaan Gayiga Somalida
Sunaha Nolosha Ayay Tahay In Qofku Isbadal Noloshiisa Ku Sameeyo Marba Halka Uu Bulshada Ugu Adeegi Karo Isku Tijaabiyo
Ugu Danbayn Waxaan U Mahad Calinaya Bulshada Gobolada Saaxil Iyo Saraar Oo Aan Nasiib U Yeeshay Inaan Ka Dhex Shaqeeyo
Ugu Danbeyn Saxiibadaydii H**e Guul Iyo Gobonimo Ayaan U Rajeynaya
Madaxawyane Amarkaagi xayiraada dhulka Badda ee Berbera muu fulin ee cid u soo.........' Yuusuf Xasan Mataan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Berbera