Ezhq channel
03/07/2022
Noloshu waxay ibartay
Waxaan in jaamacada iyo iskuulka aan📖 waxka barano kadibna aan itixaanada galno laakiin nolosha itixaanka ayaan galinaa kadibna markaasaan waxbarana
Waxaan bartay in khasaaradu aysan ceeb ahayn laakiin ay ceeb tahay in wax la tijaabinin 🧪
Waxaan bartay in marka aad qoslaysid uu adduunka oo dhami kula qoslaayo😃
laakiin marka aad ooyaysid aysan kula ooyaynðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜
Follow me
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Berbera?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Berbera