JJ Media

JJ Media

Share

12/04/2026

Masuuliyiintii sababta u ahaa in xisbiga Kaah Ururada ka soo gudbo ayaa maanta xisbigaaasi Hal mar ka dareeray.

Magacyada liiska ay warbaahinta la wadaageen .

1. Maxamed Ibraahin Aadan - Hoggaamiyaha Xisbiga KAAH
2. Khadra Xaaji Gaydh Yoonis - Xoghayaha Guud ee Xisbiga KAAH
3. Xasan Cabdilaahi Ustaad-ka - Afhayeenka Guud ee Xisbiga KAAH.
4. Khadar Sh. Ibraahim dugsiiye - Xoghayaha Amniga
5. Cabdi salaan Cabdilaahi Askar - Xoghayaha Qorshaynta Xisbiga
6. Axmed Yaasiin Cabdi Aaden - Xoghayaha boosaha iyo Isgaadhsiinta
7. Axmed Cabdiraxmaan Saalax - Xoghayaha xidhiidhka dadweynaha
8. Xasan Sh. Maxammed Cali - Xoghayaha Barakacayaasha iyo xuquuqda insaanka
9. Cabdiqaadir Maxamed - Xoghayaha Horumarinta Xuquuqda Caruurta
10. Hinda Gaaxnuug - Khasnajiga Guud ee Xisbiga
11. Iid Muuse Cabdi - Guddoomiyaha Gobolka Daad-Madheehd
12. Odowaa
13. Nasrudiin Maxamed - Guddoomiyaha Degmada 26 June
14. Axmed Gidhiishe - Guddoomiyaha degmada Axmed dhagax
15. Maxamed Ibraahin Cabdi - ku xigeenka ergayga komishanka Doorashooyinka
16. Khadar Cabdiraxmaan Maxamed - Xoghayaha garsoorka Xisbiga
17. Khadar Maxamed Cilmi - Xoghayaha la dagaalanka musuqmaasuqa
18. Yuusuf Cabdiraxmaan Maxamed - Afhayeenka Guud ee Garabka dhalinyarada heer qaran
19. Iid Axmed Faarax - Xoghayaha Garabka dhalinyarada Heer qaran
20. Cabdi Aadan Cilmi Haybe - Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada Galbeedka.

Xisbiga Kaah dhaawac intee leeg ayay gaadhsin kartaa maanta in Masuuliyiin miisaanka leh ka dareeraan ?

14/01/2026

Banqiyaame iyo bood maxaa kalahaysta
Bal dayaay wataa siigadii soobudhbudhleh

21/12/2025

Gudoomiye firdhiye iyo abwan askari ah
Oo ugabyay siduu wax uwado iyo saluuga

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Berbera?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Berbera